well come to cabdifataax home page
Create your Site.
|
| ||
|
| ||
faallo gaaban
walaalo waxan idiinku bishaaraynayaa dhamaan dhalinyarada iyo bulshada soomaaliyeed dhamaanteed ,in aad ka heli doontaan talan home page waxa kasta oo madadaaliya dhalinyaro iyo waayeelba,
dhinaca kale waxa aad ka heli doontaa taariikh nololeedkii cabdifataax aadan talan ,oo ah nin yar oo dhalin yar ah una dhashay gobolka awdal gaar ahaan magaalada (boorama).
isku soo wada duuduub waxan idin leeyahay dhalinyaro halkan waxa idiinku diyaar ah website aad u xiiso badan ,markaa ha mooganin in aad gashaan markasta ood internet dul fadhiisato,sababtoo ah wuu ku raali galin doonaa oo waa la hubaa ,ee ila eega ,walaalo waa aniga oo ah ninka magiciisu kor u xusanyahayee.
erayadii jacaylka ee ka farxinjiray dhalinyarada
waa maxay jacayl?ama sidee loo dareemi karaa ?waliba muxuu dadka ku hogaamiyaa?
si aad u hesho jawaabaha su'aalahaas oo dhan gal talan home page .
su'aasha hore jawaabteeda oo kooban waatan ee ayeyna kaa baxsan kuna dhaafin waligaa xitaa marka uu ku asiibo.
jacayl waa dareen la dareemo qofkale si uu kuugu noqdo lamaane.
waxa loo dareemaa siyaabo farabadan oo ay ka mid yihiin,ta ugu mihiimsan waa tan ee la soco.
waxa loo dareema in aad qofkii jacaylku kuu galay aad had iyo jeer ku fikirto ama aad is hor keento ,hadii aad waydana ay kugu sababi karto dhib aad u wayn oona la soo koobi karin marnaba,
jawaabta ugu danbaysa waxa uu ku hogaamin karaa dadka horumar iyo mustaqbal fiican waa marka uu helo dadkiisa jacaylku,oon ahayn danaysi
Getting Rich Quick--From My Site!

taariikh nololeedkii cabdifataax

